Erdogan

Waxaan aad iyo aad uga xunahay dilka dad masaakiin ah oo ku tukanaayay masaajidka al noor iyadoo waliba ey tahay maalin jimco ah 2/15/19

dadkaas oo ka kala yimid wadamo kala duwan . 

Waxaan leenahay alaha u wada nxariisto dhaawacoodana alaha dhayo aaamin

 

ninka dilay ayaa ahaa nin acadaan ah oo ka yimid australia  kaasoo ey ku jirtay jinsi naceyb iyo muslim naceyb 

1 people like this.