Erdogan
Sida wararku sheegayaan qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka aargada KM4, iyadoo gaariga qarxay uu marayay wadada.
Goobjoogayaal ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid ku xirnaa gaariga, inkastoo aan si dhab ah loo ogeyn qofka saarnaa gaariga qarxay.
Qiic iyo uuro ayaa cirka isku shareeray, waxaana laga arkayay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.
Last update on March 28, 4:38 pm by Erdogan.
1 person likes this.