SomaliSocial
Ganacsatada suuqa bakaaraha ayaa mudaaharaad iyo cabasho ka muujisay canshuur kordhin kadib markii dowlada soo aaliya ey ku soo rogtay canshuur saa’id ah suuqa bakaaraha,
Afhayeenka ganacsatada suuqa bakaaraha ayaa sheegay ineysan ka bixi karin canshuurtaas eyna sii wadi doonaan mudaaharaadka ilaa dowlada ey wax ka badasho mowqifkooda.
Masaakin fara badan ayaa oo ka shaqeysan jirtay bakaaraha ayaa dabka ka dansan yahay kuwaas oo caruurtooda aanan u heyn wax ey u kariyaan waayo waxey suuqa ka soo heli jireen maanta wax ey dabka saartaan oo kaliya, kuwaasoo aanan lacag meel dhigan karin oo ka soo hela bakaaraha qutul yoonka oo kali ah iyo maanta wixii ey dabka saaran lahaayeen,
Waxaa la dhagaxaan lala hor taagan yahay dukaankii furan iyo qofkii is yiraahda wax ka gado dadka walina waa socotaa fowdada ilaa iyo maanta 19-FEB- 2018 waana maalin talaado ah,
Nagala soco wixii dheeraad ah halkaan
Mahadsanid
Saciid aalto
Page generated in 0.1252 seconds with 68 queries and GZIP enabled on 45.56.101.149.