Ciidanka dowlada soomaaliya oo wata gaariga loo yaqaano cabdi bilaha ayaa maanta rasaas ku furay ciidanka imaaraatka kadibna ku dilay 4 askari aga gaarka tarabuunka taas oo dhalisay qala laase iyo xamaasad colaadeed oo u dhaxeeya ciidanka dowlada soomaaliya iyo kuwa imaaraatka .
Dowlada imaaraatka ayaa fari galin xooga ku heysa dowlada soomaaliya iyo dil shacabka soomaaliyeed kadib markii laga diiday DP world iney ka shaqeyso soomaaliya iyo dakada berbara,
Motion ka iyo dhibaatada baarlamaanka ee u dhaxeysa pm kheyre iyo GD jawaari ayaa dhaliyay xiisada colaaleed taas oo la aaminsan yahay iney ka dambeeyaan dowlado shisheeye haba ugu horeeyaan imaaraadka , shacabka magaalada muqdisho ayaa maanta aad u kacsan kuwaas oo qaadan raba hubka kana soo horjeeda ciidanka dhiig yacabka ah ee imaaraadka ku soo dhax daayay shacabka iyagoo aan u aabo yeeleyn shacabka kuna haya dil iyo xabsi geyn.
Isbuucyadii la soo dhaafay ayey aheyd markii ciidamada imaaraadka ey ku dileen shacabka fara badan aga gaarka siin ka dheer iyo goobo kala duwan.
Waxey dilaan darawalada bajaaj ka wada kadibna waxey dhiibaan diyo mar kasta, shacabka soomaaliyeed ayaa aad u wada xanaaqsan doonayana in ciidamada imaaraadka laga saaro wadanaka ama ciidankooda oo dhan lagu wareejiyo dowlada soomaaliya maadaama eysan cidna ka amar qaadan cid kastana ey dilaan, Shacabka ayey dili jireen hadana waxey ku bilaabeen ciidamadavxooga dalka
La soco wixii faah faahin ah
Somalisocial.com muqdisho
Topics: ciidabka, imaaraadka
Be the first person to like this
Page generated in 0.1255 seconds with 67 queries and GZIP enabled on 45.56.101.149.