Erdogan
Sadax qarax oo kala duwan oo waliba xoogan oo maanta ka dhacay magaalada muqdisho, wali waxaa socota baabi’inta shacabka iyo bur burinta dhaqaalaha , waxaa la doonayaa in tar tiib loo gumaado shacabka iyadoo aan la dareemeynin, Dowlada soomaliya kama naxdo ahacabkeeda ee jeebkooda ayey buuxsadaan
Poll: Yaa ka dambeeya Gumaadka shacabka muqdisho
Erdogan
April 17, 2019
Yaa ka dambeeya Gumaadka shacabka muqdisho
Yaa ka dambeeya gumaadka shacabka iyo bur burinta dhaqaalaha wadankeena
1 people like this.