Erdogan
Tuugadii iyo shiaheeye kaalkii soomaaliyeed oo dhan oo ku shiraaya nayroobi maanta april/22 2019 kuwaas oo mudo aamusnaa kana baqaayey reer galbees iyo dowladaha dariska ah, kadib markii cadowga soomaaliyeed ka waayay danihii ey ka lahaayeen dowlada soomaaliya ayey soo fasaxeen eeyihii u shaqeyn jiray kuwaas aan ula jeedo. Calooshii u shaqeysta yaalka aan u naxeen shacabkooda ee raba jeebka iney buuxsadaan, sida xaaaf, axmad madoobe iyo dani.. muuse biixi iyo qaar kale oo mucaarad isku sheeg ah ee jooga muqdisho,, soomalida haka digtoonaato iney cadowgaas taageeraan. Oo qabiil ku raacaan sida ey awalba isticmaali jireen oo shacabka ey ku kala jabin jireen iney qabiil uu isticmaalaan. Fadlan taageer dowlada waayo dowlad xun waxey dhaantaa dowlad la’aan. Mahadsanidiin
Last update on April 23, 2:37 am by Erdogan.
1 person likes this.